Wasiirka Beeraha Somaliland oo Ka Hadley Wada-hadalada Soomaaliya iyo Arimaha Amniga

0
1918

Boorama (Hargeisa Press)- Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxaa markii ugu horeysay ka hadley arinta wadahadalada ee Somaliland iyo Soomaaliya.

Axmed Muumin Seed, Wasiirka Beeraha Somaliland ayaa sidoo kale ka hadley arimaha amniga, isagoona shacbiga gobolka Awdal u soo jeediyay inay ilaaliyaan nabadgelyada gobolka isla markaana ciddii wax u dhimaysa ay dhinac uga soo wada jeestaan.

Sidoo kale, Wasiir Axmed Muumin Seed ayaa wuxuu u soo jeediyey Salaadiinta Somaliland inay ku ekaadaan waajibaadkooda dhinaca dhaqanka oo aanay farogelin arrimaha siyaasadda ee loo doortay Xukuumadda iyo Goleyaasha Qaranka.

Hoos ka daawo muuqaaka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here