Wasiirka Beeraha Oo Kormeer Ku Tegay Banka Wajaale

0
683

Tog-Wajaale (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta soo kormeeray Banka Mashruuca Tog-Wajaale oo ay dawladu dalagyo kala duwan ka beertay.

Halkaasoo ay ka baxeen noocyo kala duwan oo dalagyo ah iyo sidoo kale kuwo cusub oo haatan ay socoto Shiniyayntoodu.
Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here