Hargaysa: Guddiga Ka Garnaqa Cashuuraha Oo Lagu Dhawaaqay

0
490

Hargaysa (HP): Waxaa maanta magaaladda Hargaysa lagaga dhawaaqay guddiga ka garnaqa dacwadaha cashuuraha qaranka Somaliland.
Guddigaasi oo ka kooban shan xubnood oo garyaqaano ah ayaa lagu aasaasay xeerka cashuuraha ee wasaaradda maaliyadda.

Wasiirka wasaaradda Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire, iyo masuuliyion kala duwan ayaana ka qayb galay madashii ku dhawaaqista guddigaasi.

Daawi: Warkaasi


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here