Wasiirada Madaxtooyada Iyo Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Abwaan Basbaas Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa

0
822

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka madaxtooyada Somaliland iyo wasiirka xanaanada xoolaha ayaa manta si wada jira cusbitaalka guud ee magaalada hargeysa ugu booqday abwaan basbaas oo mudooyinkii u danbeeyeyba xaalad caafimaad daro u jiifay cusbitaalka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here