Burco, (HargeisaPress) — Wasiirka Dib uu Dejinta Somaliland Md Cali Siciid Raygal, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Maamulka Gobolka Togdheer ayaa saaka Kormeer ku tagay Guryo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Magaalada Burco. Wariye Sakariye Cabdiraxmaan oo ka tirsan Shabakadda HargeisaPress ayaa warka nooga soo diray Magaalada Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco