Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadashay Xanuun Ka Dilaacay Degmada Wajaale Iyo Khasaaraha Dhimasho Ee Uu Sababay

0
1141

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay xanuunka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay degmada Wajaale ee gobolka Gabiley kaasi oo khasaare dhimasho sababay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here