Warshad Daqiiqda Soo Saarta oo Markii Ugu Horeysay Laga Hirgeliyay Berbera

0
1552

Berbera (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil,Β  laga hirgeliyey markii ugu horeysay warshad weyn oo soo saarta Daqiiqda taasi oo wax soo saarkeedu ku filan yahay Somaliland iyo dhammaanba deegaannada Soomaalidu degto oo dhan sida la sheegey.

Warshadan ayaa waxaa ay soo saartay Daqiiqdii ugu horraysay waxanaa isla maanta lagu kala iibsaday magaalada Berbera.

Waxaaney wax-soo-saarka warshadani wax badan ka tari doonta, daqiiqdii dalka dibadiisa waddanka ka soo gelayay.

Hargeisapress Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here