Warbixin:-Xaalada siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye iyo Khilaafyada ka dhexjira

0
376

Kampala (HP): Warbixin:-Xaalada siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye iyo Khilaafyada ka dhexjira ee xumada Shirweynaha 8aad ee golaha dhexe sababay.

Muuse Biixi oo shir beeleedyo sahamin u ah musharaxnimadiisa la yeeshay Beelaha Hargeysa, Berbera & Burco iyo natiijo dhinaca taban u badan oo uu kala kulmay.

Maxamed Kaahin oo mugdi geliyey musharaxnimada Muuse Biixi iyo khilaaf joog hoose ku socda oo u dhaxeeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here