Warbixin Laga Diyaariyey Dhaq-dhaqaaq Xoogan Oo Laga Dareemayo Sayladda Xoolaha Burco Kadib Markii Sucuudigu Xayiraadii Ka Qaaday Xoolihii Somalida

0
854

Burco (HargeisaPress) —Sayladda xoolaha magaalada Burco ayaa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaqa xoogan oo ah iibsiga xoolaha kadib markii dhawaan Sucuudigu xayiraadii ka qaaday xoolihii Somalida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here