Mid kamida Beelaha Dega Gobolka Gabilay Oo si Weyn u Taageeray Xisbiga Kulmiye

0
1216

Gabilay (HargeisaPress) —Beesha Reer Xareed oo kamida beelaha dega Gobolka Gabilay ayaa taageero miisaanleh umuujisay xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye. Beeshan ayaa taageerada xisbiga ku soo bandhigtay xaflada balaadhan oo ay ku qabteen magaalada Gabilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here