Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Berbera + SAWIRRO

0
886

BERBERA, (HargeisaPress) — Taliyihiii ciidamada booliska gobolka saaxil Gaashaanle Cabdirisaaq Maxamed yusuuf(Casayr) oo ay maalimihii ina soo dhaafay dabley hubaysani ku dileen tuulada biyooley ee magaalada berbera ayaa aas la qaran loogu sameeyey magaalada berbera.

aas qaran 3

Waxaana aaska marxuun taliye casayr ka qayb galay masuuliyiin sar sare oo ka socda xukuumadda oo uu horkacayo madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo Wasiiro badan ka Socoday Xukuumada Somaliland.

 

aas qaran 2

Jawiga magaalada berbera ayaa hada ah mid aad u dagan kadib markii ay habeenimadii xalay ay ciidamada booliska Somaliland ku guulaysteen inay soo qabtaan 8 nin  oo kamida dableydii dilka u gaysatay taliye casayr.

aas qaran 4

aas qaran 6

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here