Garashooy Kuma Naco ! Godobee Kuma Galo ! By: Samia Muse

0
814

HargeisaPress — Gacal Iyo Wadani Gobanimada Jacel Geedka Guntiisa Waan Garanayaa. Aniga O Ah Samia Muse Waxaan Baaq Nabadeed U Dirayaa Dhamaan Xukuumada Somaliland , Shacabka Somaliland Iyo Cid Kasta O Ka Danbaysa Xaqdarada Maanta La Dhex Dhigayo Dadka Walaalaha Ah Ee Reer Somaliland .

 

Waxaan Videogan  Aan Isku Soo Daba Riday Kaga Dareen Celinaya Amma See Aan Ku Baraarujinaya Dhamaan Reer Somaliland Inay Maroon Loo Turo Qadiyadii Somaliland Iyo Halgankii Dheera Ee La Soo Maray Maalinti Magaca Somaliland Laga Dhawaaqay Shirkii Burco 03.05.1991 Ee Loo Wada Dhamaa.

 

Anigu Somaliland Kuma Dhalan Laakin Waan U Dhashay O Dareenka Damqashdu Wuu Igu Dheeryahay Waayo Qurbaha Xanuunkiisa Iyo Nabada Dhulkaaga Hooyo Isku Mid Maaha , Waxaanan Idin Leeyahay Idinkaa Dalkii Hooyo Jooga Ee Nimcada Nabada Ha La Ilaaliyo Oo Alxamdulilaah Maroon Idhaahda .

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka .

 

 

 

 

Xukumadda Somaliland Waxaan Leeyahay Sinaantu La Dhaawacaa Colaad Dhalisee Bulshooy Cadaaladu Yaanay Dhumin. Qabyaaldu Waa Dhufays Xumaantu Ku Dhuumato Dhibaatada Lagu Kurshee Ee Bulshoy Hadalka Dhuux !

 

Allow Somaliland Dhawr

 

La Taliyaha Arimaha Dibadda Ee Musharaxa Madaxweyne Xisbiga UCID

Samia Muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here