Daawo: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo ka qayb galay Aas Qaran Oo La Sameeyey Alle Ha U Naxariiste Taliyihiii Booliska Gobolka Saaxil

0
1227

BERBERA, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay Taliyihiii ciidamada booliska gobolka saaxil Gaashaanle Cabdirisaaq Maxamed yusuuf (Casayr) oo ay maalimihii ina soo dhaafay dabley hubaysani ku dileen tuulada biyooley ee magaalada berbera .

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here