Taliyaha Ciidanka Nabad Galiyada Wadooyinka Somaliland Oo Fariin U Direy Darawaliinta Gaadiidka Iyo Bulshada Caasimadda Hargeysa Kana Hadlay Saggaalkii Darawal Ee Maxkamaddu Xukuntay

0
1522

Hargeysa,(HargeisaPress) —Taliyaha ciidan taraafikada Somaliland ahna afhayeenka ciidanka Somaliland ayaa fariin u direy darawaliinta gadiidka iyo bulshada caasimada Hargeysa,sidoo kalena waxa uu ka hadlay sagaalkii darawal ee ay dhawaan maxkamadda degmada Hargeysa xukuntay.

Hawl galladan ay ciidamadu bilaabeen ayaa daba socda hawlgalo hore oo ay ciidanku ka bilaabeen jidadka waa wayn ee isku xidha magaalooyinka Somaliland, kadib markii uu batay shilalka baabuurta iyaga oo gaysanaya khasaare naf iyo maalba leh.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here