Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyey Ujeedada Safar Ay Ku Tageen Dalka Kuwait

0
1552

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilanayo oo ay kamid ahaayeen wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin “Qabyo-tire” wasiirka caafimadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” , Agaasimaha diiwaanka sakada Somaliland iyo la taliyaha gaarka ah ee Madaxweyne xigeenka Somaliland Sakariye Daahir Cigge ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,waxaana ay ka warbixiyeen ujeedada safar ay ku tageen dalka Kuwait.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here