Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Doorashada Somaliya Ka Dhacaysa Eedaymo Kulul-na Usoo Jeediyey Xasan Sheekh Maxamuud

0
1222

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murashaxa xisbiga UCID ENg Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay doorashada somaliya la filayo inay ka dhacdo 8 Febarwari ee sanadkan aynu ku guda jirno 2017-ka,waxaana uu sidoo kale eedaymo usoo jeediyey madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here