Suldaan Ku Gacansaydhay Nabadeynta Ceel-afweyn Laga Wado oo Shir Jaraa’id Qabtay, War Cusub-na Soo Saaray

0
703

Hargeisa (Hargeisa Press)– Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo ka mid ah Madax-dahqameedka Bariga magaalada Burco ee Beesha Habar Jeclo ee deegaanada Ceel-afwayn oo maanta shir jaraa’is qabtay ayaa waxaa uu war cusub ka soo saaray nabadeynta laga wado deegaanka Ceel-afweyn.

Sidoo kale, Suldaan Siciid ayaa waxaa uu Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Maxamed Kaahin ku eedeeyay inay ka dambeeyaan colaada deegaanka Ceel-afwayn.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here