Ciidamada Milateriga Somaliland Ee Ku Sugan Deegaanka Ceelbuh Ee Badhan oo Beeniyay In Ay Ku Biireen Maamulka Puntland

0
1061

Badhan (Hargeisa Press)– Ciidamada Qaranka Somaliland ee deegaanka Ceelbuh ee gobolka Badhan ayaa waxaa maanta beeniyeen inay Ciidamada qaranka Somaliland ee halkaasi ku sugan ee guutada 93aad ay ku biireen maamul goboleedka Puntland.

Dhinaca kale, Saraakiishan oo ay weheliyaan Madax-dhaqameedka deegaanka Ceelbuh ee gobolkaa Badhan ayaa sheegay in ay yihiin Somaliland, waligoodna ay ahaayeen.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here