Sool: Madax Dhaqameed Baaq U Diray Konishanka Doorashooyinka Somaliland

0
431

Laascaanood (HP): Madax dhaqameed iyo waxgarad ka soo jeedda gobolka Sool ayaa baaq u diray guddiga doorashooyinka Somaliland.
Waxaanay ugu baaqeen in ka hor bilawga diiwaangelinta codbixiyeyaasha loo baahan yahay in gobolkaasi laga sameeyo wacyigelin.
Sidoo madax dhaqameedkan reer Sool waxay cabasho ka muujiyeen shaqaalaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta oo laga qaato jaamacadaha dawliga ah ee dalka oo keliya.

Daawo: Baaqa Madax Dhaqameedka Sool:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here