Amal Bank Oo Xarun Cusub Ka Furatay Magaaladda Tog-Wajaale

0
797

Tog-Wajaale (HP): Shirkadda waddaniga ah ee Amal Banka ayaa xarun cusub ka furatay magaalo gabacsiyeedka Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley.


Amal Banka ayaa muddooyinkan danbe xarumo iyo xafiisyo kala duwan ka furanaysay goboladda iyo degmooyinka Somaliland.


Munaasibadii furitaanka xarunta cusub ee Wajaale waxaa ka soo qayb galay maamulka sare ee shirkadda Amal Banka, badhasaabka Gabiley, maamulka degmadda Tog-Wajaale iyo marti sharaf kale.


Xafladan oo ahay mid si heer sarre ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulka magaalada, ganacsato, culimo, odayaal, dhaliyaro iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada.
Iyaga oo dhamaantood Bangiga soo dhaweeyay una duceeyay.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here