Somaliland: Guddiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Bilawga Diiwaangelinta

0
616

Hargaysa (HP): Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta soo saaray jadwalka bilawga diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Taasoo gobolka Awdal iyo degmooyin ka tirsan gobolka Maroodijeex ka bilaabmi doonta 29-ka bishan.
Sida uu sheegay guddoomiyaha gussiga doorashooyinka Somaliland C/rashiid Rio-raac, oo maanta shir jaraa’id qabtay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here