Madax Dhaqameedka Maroodijeex Oo U Jawaabay Xubno Xamar Jooga

0
1061

Hargaysa (HP): Qaybaha kala duwan ee madax dhaqameedka gobolka Maroodijeex ayaa canbaareeyay salaadiin ku sugan Muqdisho oo sheegtay in ay metelaan madax dhaqameedka Somaliland.
Xubno isugu jiray Salaadiin, cuqaal, nabad doono iyo waxgaradka gobolka Maroodijeex oo maanta kulan ku qabsaday magaaladda Hargaysa ayaa salaadiinta Muqdisho ka hadlay ku tilmaamay calooshood u shaqaysteyaal.

Daawo: Madax Dhaqameedka Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here