Sixir bararka marray ugu sareya yaa ka masuula ah Qalinkii: Nimcaan Cadaani Xuseen

0
1122

Waxa meel sare marraysa maciishada hquuto ee dhulka somaliland gaar ahaan hargiesa iyo hareeraheeda. Taaso sarrifka lacgaha qalaad laftiisu uu marryo meeshi ugu sarreysa ee abid gaadho.

 

 

Haddab waxa wadanka gudihiisa ka jirtay abaar laga dareemay gobolda somalinad qaar ka midd ah ila heer ay gaadhen biyo dhaamis gurmadkiisa watta oo lag dareeray qaar ka midd ah gobelda somaliland kuwooda ugu nugul hadday noqto kuwa reer guuraag iyo kuwa beraleydu ahab.

 

Masuuliyada masiibada qaran waxa Β saarantehay masuuliyenta dawlda dhexe ee qarankan, haddab waxa hareer socta taas in qiimahii maciishda ee dunidu uu jabbay marrayana meel hoose ,ka soo qaada iibak waxayaabah aasasiga sida shidalka baaburta oo maray in foostadii laguΒ  kal iibasdo Β 35$ oh waxaan dunida hore uu soo marina.

 

Waxayabah uu baahan in la dul istaago akhristow waxa ka mid ah in qiimo dhimista baaxda leh loo nisbeynayo dawlda iran oo dawldah hore maray iyo mareykanku ay ka qadeen cuno qabten saareneda kadib wadda haddlo muddo socday.

 

Waxa suuqa ay hore uu soo gelisay malyiin barmiilo saliido ah iyo shidal,Dhanka kale waxa loo nisbeyan qiimo jabka ku yimi shiidalka jabhada islaamiga ah ee ka dagaalnata suriya ilaa ciraaq ee ISIS ama daacish.

 

 

Haddab waxa dadweyanah hargiesa iyo hareerahdu la daala dhacayaan masiibadan qaran ooΒ  sixir barar lagu macneeyay.

Su’aalah uu baahan in leysa weydiiyo ayaa ah, dadkan ma dawldoodi ayaa gabbtay mise gancsatadoodi ayaa ku noqatay laf dhuun Β gashay oo iyag uun dhiig miiradad kuΒ  ah faaido raadis ah .

 

1)Β Β Β Β Β  Hadii aan ka jaawabo Suaasha hore sidda ay aniga ila tahay wasaarda gancsiga ee somaliland waa inay xeerar jiddayanay qiimaysha macquulka ah ee dalka jiddaysa isla markaan baralamnka iyo golayasha hore geyssa, Dhanka kale wasaaradah maaliyada gancsiga cadaalda aarimah gudahu waa iney iska kaashdan sidii loo yareyna lahaa qiimeysahan koru un uu sii socda ee bulashda waxa lagag iibinyo hawgu horeyso miicishada la cunayaa.

2)Β Β Β Β Β  Ta labaada ee ubaahan in laga dhawaajiyo waa gancsatda dalku maxay ascarta la quuto bulashdeeda kag iibisa ma tahay gancastadu midd ka war haysaa heerarka ay bulshoweyntu ka koobanatahay iyo sidda ayy waxa uu kal haystaan.

 

 

Akhristow waxaan dhaliilo cadd cadd oo aan la qarin Karin iska leh gancsatda kuwooda keena cuntooyinka la quuto hadday yihiin kuwa keena iyo kuwa ka sii iibsda ee suuqeyda xorta ah ku iibiya,

 

Waxa la odhan karaa hadii dawlda somaliland ayy ku kedinyso raashinka la cuno keyda ayy dawldu maamusho ama hanngaro ayy masuulinta dawldu gacanta ku hayaan waxasi mey dhaceen.

 

Waxaad arkaysaa shey qiimo hooseya ku yaalal suuqayda qaarda Β Aasiya ee hindia iyo Pakistan inuu hargiesa ku yimaado lix jeer iyadoo la lab jibaaray ama faaido caqliga saliimka ah ka dhadhecyani ka dhex muuqto,

 

haddab in dalku ka baxo aafadan qaran ee sixir barrarka ee Abaaruhuna uu wehilyaan waxyaabah u baahan in la qiimayo waxa ka midda ah.

 

Tallo soo jeedin:

 

Ø  In uumadu cibaadad oogto siiba saaldo roob doon ah oo Allah lagu tuugsanyo

Ø  in madaxdu dib uu eegis ku sameyso xeerarka dastuuriga ah ee qarankan uu yaal xag gancsiga sida qodobada dastuuriga ah ee 13aad iyo 14aad iyo 47aad

 

Ø  in la yagleelo gudiyo madxa banana oo ka kooban dawlda culuma diinka odaysha bulshooyinka rayidka ah iyo weliba gancastad lafteed si laysula eego waxyaabahmacaquulka ee aan layska indho tiri karahaynin.

Ø  In loo tudho bulashda kuwooda jilicsan ee aan awoodin qiimo sare inay waxa ku iibiyaan waa in wixii waxa uu dhigama oo ka jabban loo keena isl markaan ay quudan karaan

Ø  In wasaaradah dawlda ee beerahu way hir gelisa mashariic waxa beerid oo lagag maarmi karro noocyda cunto ee lal soo degayo

Ø  In ay is kaasdhan wasaaradah maaliyada gancsiga iyo weliba caafimdka arrimah guduha iyo weliba cid walab oo ay quseyso arrimah sicirbarak ee dalka ka dhex taagan.

Ø  In haayadah deeqbixiyaasha ee daneeya arrimah somaliland ayy ka jawaaban arrimah noocas oo kale ah

 

 

 

Qalinkii: Nimcaan Cadaani Xuseen

cadaani123@gmail.com

Β 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here