Shirkadda Diiriye General Trading Oo Qiimo Dhimis Balaadhan Ku Sameeyay Saliidaha Dabiiciga Ah Inta Ay Socoto Carwada lagu soo bandhigayo wax soo saarka wershahada Dalka + SAWIRRO

0
1315

Hargaysa (HargeisaPress)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada waddaniga ah oo lagu qabtay caasimadda Somaliland ee Hargaysa.

Shirkadda Somaaliland vegetable oil company, Diiriye General Trading Company ayaa siwayn uga dhex muuqatay carwadii saaka laga furay Caasimada Hargeysa taasi oo samaysay qiimo dhimis balaadhan oo kuugu samaysay saliido dabiiciga ah ee dalka soo saarto,

Shirkadda Diiriye General Trading Oo Qiimo Dhimis Balaadhan Ku Sameeyay Saliidaha Dabiiciga Ah Inta Ay Socoto Carwada lagu soo bandhigayo wax soo saarka wershahada Dalka,Maamulka shirkadda Diiriye General ayaa ka warbixiyay qiimo dhismista ay macaamiisha usameeyeen.

DAAWO SAWIRADDA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here