Shirka Dejinta Qorshe-Sanadeedka Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Boorama Ka Furmay

0
614

Boorama (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ka qayb galay shir sanadeedka dib-u-eegista waxqabadka ee wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guriyaynta ee Somaliland.

Furitaanka shirkaasi oo maanta ka qabsoomay magaaladda Boorama oo socon donna muddo saddex maalmood ah, waxaa Β kaloo lagu dejin doonaa mudadda uu socdo qorshe hawleedka wasaaradaasi ee ssanadkan.

 

DAAWO: WARKAASI:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here