Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar oo Ka Digay In Laga Hadlo Arrimaha Ciidamada

0
1082

Hargeysa (Hargeisa Press)- Sheekh C/laahi Sheekh Cali Jawhar, sheekhul beledka Boorama ayaa ka hadlay xaalaha maalmahan ka dhex taagan xisbiyadda mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland.

Waxaanu sheekhu dardaaran culus u jeediyay dawladda Somaliland xisbiyadda muxaafad iyo mucaarad ba.Isagoona Sheekh C/laahi ka digay wax laga sheego ama la faro geliyo arrimaha ciidamadda Qaranka.

Sheelh C/laahi Sheekh Cali Jawhar, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu caawa ka jeediyay munaasibad casho iyo kulan ahayd oo uu madaxweyne Biixi la yeeshay culimaw-diinka Somaliland.

DAAWO: Sheekha Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here