Raysal Wasaare Rooble Oo Kulan La Yeeshay Odayaasha Beelaha Banaadiriga

0
454

Muqdisho (HP): Raysal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Guddiga Doorashada beelaha Banaadiriga.
Raysal wasaare Rooble, oo hadal ka jeediyay kulankaasi waxa uu sheegay in ay dedaal xoog leh ku bixinayaan sidii wax looga qaban lahaa cabashadda beesha Banaadiriga ee la xidhiidha xulista xildhibaanadda aqalka hoose.

DAAWO: Khudbadii Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here