Golaha Wakiiladda Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Xuquuqda Carruurta

0
396

Hargaysa (HP): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xeerka xuquuqda Carruurta oo ay hore ugu soo gudbisay wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda.
Xeerkaasi oo ay hore u soo ansixiyeen golaah wasiirrada Somaliland ayaa waxaa golaha uga warbixiyay guddi hoosaadka xuquuqal iinsanka ee golaha Wakiiladda Somaliland.

Fadhiga maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland C/rasaaq Khaliif Axmed, ayaa mudaneyaasha ku war geliyay in ka hor inta aan laga doodin xeerkaasi in guddi hoosaadku ay si kooban uga warbixiyaan.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here