Nuxurka Uu Daaran Yahay Mashruuc Ay Midowga Yurub Ka Caawin Doonto Somaliland Iyo Shir Lagaga Hadlayey Mashruucan Oo Lagu Qabtay Hargeysa

0
1166

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay shir ay ka qayb galeen xubno kamida wasiirada xukuumadda madaxwayne Siilaanyo, waxa shirkaasi lagu soo bandhigay mashruuc loogu magac daray Biriijis oo xooga saari doona dhanka farsamada gacanta isla markaana ay Somaliland ka caawin doonto hirgalinta mashruucan Midowga Yurub.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here