Maxaabiistii Madaxwayne Biixi Cafiyay oo Diyaarad Khaas Ah Loogu Qaaday Muqdisho

0
465

Hargeisa (Hargeisapress)- 19-kii maxbuus ee Madaxweyne Muuse Biixi cafiska u fidiyay ee muddo 9 sanno ah ku xidhnaa jeelka weyn ee magaalada Hargeysa, islamarkaana laga soo wareejiyey jeel ku yaala dalka Seychelles, ayaa maanta u ambo baxay dalkoodii Hooyo ee Soomaaliya.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here