Martidda Barnaamijka Wax-qabadka iyo Isla Xisaabtanka Xukuumadda Ee Khamiista

0
518

Hargaysa (HP): Barnaamijka Bandhigga Wax-qabadka iyo isla Xisaabtanka Xukuumadda iyo Bulshada ee Somaliland ayaa bishiiba mar la qabtaa.
Waxaana todobaadkan marti ku ah Wasiirka WasaaraddaΒ  Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha DastuurkaΒ  Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.

OGOW : Barnaamijku waa habeenka Khamiistu soo galayso ee todobaadkan.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here