Uganda Oo Beenisay In Ay Tababar U Fidisay TPLF

0
451

Kampala (HP): Ciidamada Uganda ayaa beeniyay warar sheegayo inay isku dayayeen inay xasilooni darro ka abuuraan dalka Itoobiya.
Iyagoo tababar iyo taageero u fidinayay dagaalyahanada TPLF ee dagaalka kula jirta dawladda Itoobiya, tan iyo sanadkii 2020-ka.
Xiligaasi oo uu qarxay dagaalka u dhexeeyay TPLF iyo ciidamadda dawladda Itoobiya.
Hase yeeshee, ciidamada Uganda ayaa beeniyay wararka sheegaya inay isku dayayaan curyaaminta Itoobiya.

DAAWO: warbixintaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here