Magacyada Guddi Sare Oo Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Wakaaladda Biyaha Hargeysa

0
880

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa guddi sare (Board Of Directors) u magacaabay wakaaladda biyaha Hargeysa. Guddida oo ka kooban 11 xubnood oo aqoon yahan iyo culimo ka dhex muuqato ayaa xilkoodu yahay jaangoynta siyaasadda biyaha Hargeysa iyo la xisaabtanka maareeyaha wakaaladda biyaha Hargeysa.

 Guddida oo ka kooban 11 xubnood oo aqoon yahan iyo culimo ka dhex muuqato
Guddida oo ka kooban 11 xubnood oo aqoon yahan iyo culimo ka dhex muuqato

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here