DAAWO: Sidan Ayuu Dabku U Baabiiyay Suuqa Waaheen

0
469

Hargaysa (HP): Dabkii xalay abaaro 8 habeenimo ka kacay suuqa ganacsiga ugu Hargaysa ee Waaheen ayaa gaystay khasaare aad u balaadhan.


Dabkaasi oo dhaliyay khasaare hantiyeed oo baaxad leh ayaa demintiisu ay soo dhamaatay duhurnimadii maanta.
Waxaana deminta dabkaasi ka qayb qaatay ciidanka dab-demiska Somaliland, kuwo ka yimid dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyo bppyadaha shacabka.


DAAWO: MUUQAALKA KHASAARIHII KA DHASHAY DABKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here