Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Xaaladda Laascaanood iyo Shirka Madax-dhaqameedka

0
1175

Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood iyo atiijadda laga filan karo shirka maalmahanba madax dhaqameedka gobolka Sool u soda.

Waxaanu sheegay Madaxweyne Biixi, in shirkaasi uu ka rejaynayo in ay ka soo baxaan qodobo dan u dalkan Somaliland, iyo bulshadda gobolka Sool.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo hadal ka jeediyay munaasibad uu maanta ku daah-furayay hirgelinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland oo lagu qabtay magaaladda Hargeysa.

Mar uu ka hadlayay dilalkii marar kala duwanaa ka dhacay magaaladda Laascaanood ayuu madaxweynuhu ki tilmaamay in Argagixisadu ay ka danbayso, isla markaana ay abuurayaan nacayb ay kala dhex dhigayaan bulshadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here