Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Si Adag U Dhaliilay Siyaasadda Axsaabta Qaranka,Fariina U Direy Madaxda Saddexda Xisbi Qaran

0
1159

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay siyaasadda axsaabta qaranka,waxaana uu fariin u direy masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo bahda garsoorka,sidoo kalena waxa uu madaxda xisbiyada ugu baaqay inay ka waantoobaan eedaymaha xanafta leh ee ay warbaahinta isku marinayaan,isaga oo sidoo kalena ugu baaqay inay u gurmadaan dadkooda tabaalaysan ee ay abaaruhu saameeyeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here