Madasha Wada Tashiga Oo Madaxweyne Biixi Ku Dhaliilay In Xoojinta Qabyaaladda

0
716

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Masuuliyiinta urur siyaasadeedka Madasha Wada Tashiga iyo toosinta qaranka ee Somaliland Β ayaa ku dhaliilay xukuumadda madaxweyne Biixi in ay ku guul daraysatay wax ka qabashadda kala qayb sanaanta bulshadda.

Waxaanay sheegeen in kala-qayb sanaantaasi oo Β sababtay in xataa Makhaayadaha Shaaha laga cabo aan la wadaagin, isla markaana beel beel iyo qabiilayso loo kala fadhiyo xaafadaha magaalooyinka dalka.

Hogaanka urur siyaasadeedka madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargaysa, waxa kaloo ay ka hadleen arrimaha doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo degaanka.

Xubnaha shirka jaraa’id qabtay ee madasha wada tashiga waxaa ka mid ahaa siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi, siyaasi Xasan Guurre, Prof. C/salaam Yaasiin iyo Β sheekh Maxamed Maxamuud Xiiray.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Shirka Jaraa’id Ee Madasha Wada Tashiga:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here