Kulmiye Oo Bogaadiyay Hanaankii Ay Doorashooyinku U Qabsoomeen

0
478

Hargaysa (HP): Xisbiga muxaafadka ee talladda Somaliland haya ee Kulmiye ayaa bigaadiyay qaabkii ay dalka uga dhaceen doorashooyinkii qabsoomay 31-kii bishii May ee ina dhaaftay.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in xisbi ahaan iyo xukuumad ahaanba ay aad ugu faraxsan yihiin nidaamkii dimoqraadiga ahaa ee ay doorashooyinku dalka uga qabsoomeen.

Axmed Cabdi Dheere, oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta guud ee xisbiga Kulmiye ee magaaladda Hargaysa, waxa kaloo uu amaanay hanaankii ay u dhaceen doorashooyinkii dhawaan dalka ka dhacay.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here