Golaha Guurtidda Somaliland Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal-fadhiga 75aad

0
479
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargaysa (HP): Mudaneyaasha golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay ajandaha kal-fadhiga 75aad ee golahaasi.

Waxaana la faray xildhibaanadii fadhigaasi ka soo xaadiray in ay muddo laba maalmood ah ku soo akhriyaan ajandaha kal-fadhiga 75aad ee golahaasi.

 

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here