Hargaysa: Wasaaradda Beeraha Oo Qabatay Kulan Ku Saabsan Cidhib-tirka Gaajadda

0
472

Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Cali Maax, ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay Β lagaga hadlayay cidhib-tirka gaajadda iyo kor u qaadista wax-soo-saarka dalka.

Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay wasaarradaha Beeraha, Xoolaha, degaanka, biyaha, Gaadiidka iyo xubno ka socday beeralayda dalka.

Sidoo kale waxaa kulankaasi ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee wasaaradda beeraha ay wada shaqaynta leeyihiin.

Waxaana kulankaasi hadalo ka jeediyay agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha iyo sidoo kale masuuliyiin ka socday hay’adaha iyo ururadda beeralayda Somaliland.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here