Kulan Dhex Maray Hay’adda Qoxoontiga Somaliland iyo Hay’adaha Caalamiga ah

0
465

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha hay’adda barokaceyaasha iyo qoxoontiga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay hay’adaha caalamiga ah  iyo kuwa maxaliga ah ee ay wadashaqaynta leeyihiin.

Waxaanu madaxdii ka socotay hay’adaha kala duwan u sheegay in kulamadda caynkaasi ah looga dan leeyahay sidii qorshe isku mida ay u wada yeelan lahaayeen hay’adda qoxoontiga Somaliland iyo hay’adaha kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here