Inan 19;Jir Ah Oo 17, Sano Ah U Jiifta Wadnaha Oo Biyo Fadhiisteen

0
1035

Markaad isku naxariisataan ayuu ALAH inoo naxariisanayaa. Asma  Maxamed  Maxamuud  waa inan 19 ,jir ah oo wadnaha xanuun kaga dhacay u jiiftay mudo 17 sanadood ah.dhakhaatiirta dalka ayaa u sheegay in wadnaha ay biyo fadhiyaan islamarkaana qayb ka mid ahina balaadhatay ,dhakhaatiirtu waxay kula taliyeen  in qaliin dibada ah lagula tacaalo  oo aan dalka qaliinkeeda waxba lagaga qaban Karin

 

Hooyada inantan Saado Muxumed Jaamac  ayaa dhamaan umada muslimiinta ah ka codsanaysa in ay ka gargaaraan  dabiibka, inanteeda oo mudo u il darayd xanuunkan ka ga dhacay wadnaha oo qoys ahaan aanay awood u lahayn in ay geeyaan dhakhaatiir wax ka qabata,hooyo Saado ayaa intaasi raacisay in ay yahiin qoys dan yar ah oo agoon ah

 

waxaanay guud ahaan dhinacyada bulshada uga marti tahay in lala qabto oo loo ururiyo lacagta lagu qali lahaa inanteedan oo aad ugu baahan in laga daweeyo  xanuunkan wadna xanuunka ah

 

Waxii taburucaad ah waxaa loogu dirayaa akoonadan .

2103/60248027 .Daara salaam Bank

 

  1. Dahabshiil Bank
  2. Ama kala xidhiidh telefoonadan. 0634799036  Telesom
  1. Telesom

 

  1. Somtel

 

Hadii aad qof muslin ah ka dulqaado dhibaato haysata waxa hubaal ah in adigana uu kuu gargaari doono Alah  koreeye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here