Hargaysa: Tartanka Ciyaarraha Kooxaha Heerka 3aad Oo Furmay

0
563

Hargaysa (Hargeisa Press): Tartanka ciyaarraha kooxaha heerka koowaad ee caasimadda Hargaysa ayaa maanta ka furmay garroonka Hargeisa stadium.
Waxaana tartankaasi si rasmiya u furay waasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mirre Maxamed.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here