Haayadda Kaydka Raashinka Somaliland Oo Caawimo Ka Qaybisay Sool

0
404

Sool (HP): Haayadda u diyaar garrawga Aafooyinka, iyo Kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa maanta qoysas danyar ah raashin kala duwan ugu qaybisay deegaamo ka tirsan gobolka Sool.


Raashin qaybintani oo noqonaysa wejigii 2aad oo ay haayadda Kaydka raashinka qaranka Somaliland gaadhsiiso deegaaanada hoos yimaada gobolka Sool.


Waxaana fulinta raashin qaybintaasi goob joog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan haayadda u diyaar garrawga Aafooyinka, iyo Kaydka raashinka qaranka Somaliland.


HALKAN KA DAAWO WARKAASI:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here