Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland iyo Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo U Hambalyeeyey Bulshada Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed

0
703
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee JSL Md. Aadan Xaaji Cali Axmed

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland garyaqaan Aadan xaaji Cali, gudoomiyaha xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, gudoomiyaha xisbiga Kulmiye muj Muuse Biixi Cabdi iyo gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa dhambaal hambalyo u direy dhamaan shacabwaynaha reer somaliland waxaanay ugu hambalyeeyeen munaasibada ciida; fidriga awgeed iyaga oo allena uga baryay inay sanadkan sanadkiisa ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here