Bahda HargeisaPress oo Akhristayaasha iyo bulsho-weynta Islaamka ee dunida leh Hambalyo Munaasibadda Ciidal-fidriga

0
821

Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha kala duwan iyo guud ahaan Bahda Warbaahinta HargeisaPress, waxay Hambalyo aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaan Bulshada Somaliland  meel kasta oo ay dunida kaga nool yihiin.

 

Munaasibadda Ciidal-fidriga oo ah 1-da bisha Shuwaal sannadkan 1437 Taariikhda Islaamka ee Hijriyada oo caawa ah, kuna beegan 6-da bisha Julay 2016-ka.Waxaanu Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed leenahay Ciid wanaagsan Ciid Wanaagsan ku ciida. Ciidan ciideeda kale Ilaahay bashbash iyo caafimaad Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo.. Aamiin . Aamiin …Aamiin.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here