Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye Ee Waqooyiga America Oo Bulshada Somaliland Ku Hanbalyeeysay Curashada Sanadka Cusub Ee 2016-ka

0
1169

Ottawa, CANADA (HargeisaPress) β€” Β Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Waqooyiga Ameerika Marwo Layla Maxamed NuurΒ  ayaa bulshada Somaliland iyo shucuubta caalamka ku bogaadisay Sannadka Cusub ee 2016-ka.

 

 

Aniga oo ku hadlayay af haweenka reer Somaliland ee xisbiga kulmiyeΒ  waxan leeyahayΒ  umaada muslinka ah dhaman meelkasta munaasabadda Sannadka Cusub ee 2016-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, gudaha iyo dibeddaba.

 

 

“Munaasabada Sannadka Cusub Waxan Hambalyo u dirayaa dhammaanba Shaqaalaha kala duwan ee Dawladda, Qaybaha Ciidamada Qalabka sida, Goleyaasha Qaranka iyo Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiinba,waxan sigara u hambalyayanayaΒ  Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadisaΒ  Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo marwadisa iyo madaxda xisbiga kulmiye waxan leeyahay dhamaantiin Hambalyo Sannadka Cusub ee 2016-ka.”ayay tidhiΒ Marwo Layla Maxamed Nuur

 

 

Waxaan leeyahay Alle sanadka sanadkiisa nabad qab iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo”.

 

 

 

Layla Maxamed Nuur

 

Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye Ee Waqooyiga America.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here