Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan Albaabadu U Xidhnaayeen La Qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Iyo Hawada Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

0
1141

Hargeysa,(HargeisaPress) β€”Guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiinta ugu saraysa wasaaradda Duulista iyo hawada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here