Gabiley: Biriij Muhiim ah Oo Xadhiga Laga Jaray

0
437

Gabiley (HP): Waxaa maanta xadhiga laga jaray Biriij cusub oo laga hirgeliyay deegaanka Agamsaha, oo isku xidha magaalooyinka Arabsiyo, iyo Abaarso, ew gobolka Gabiley.

Masuuliyiinta shirkadda MBHH, ee gacanta ku haysa dhismaha jidka Berbera Corridor, ayaana maanta xadhiga ka jaray Biriijkaasi.

Waxaanay sheegeen in maanta laga bilaabo uu Biriijkaasi si rasmiya u furan yahay, isla markaana ay isticmaali karaan gaadiidku.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here