Boorama: Wasaaradda Gaadiidka JSL Oo Bilawday Hubinta Liisamadda Baabuurta

0
199

Boorama (HP): Wasaaradda Gaadiidka, iyo Jidadka Somaliland ayaa magaaladda Boorama ka bilawday hubinta liisamada gadiidka yar-yar ee Bajaajta.

Masuuliyiinta wasaaradda Gaadiidka, oo kaashanayay ciidamadda booliska ayaa hawl galkaasi cashuur ururinta ah ka fuliyay Boorama.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here